Baarlamaanka Soomaaliya oo goordhaw Codka Kalsoonida siiyay Xukuumada Cusub ee Somalia

  Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Daqiiqado yar kahor waxa ay codka Kalsoonida siiyeen Xukuumada uu dhawaan soo dhisay Ra’izul Wasaare Cabdi Wali Sheekh Axmed oo maanta Baarlamaanka la horkeenay. Xildhibaanada Baarlamaanka ee Kulanka joogay ayaa gaarayay ilaa 233-Xildhibaan , Baarlamaanka ayaana Kahor inta aan codka loo Qaadin Xukuumada Cusub ee Ra’izul Wasaare Cabdi Wali waxaa dood … Continue reading Baarlamaanka Soomaaliya oo goordhaw Codka Kalsoonida siiyay Xukuumada Cusub ee Somalia